Doorashadii maanta ka dhici laheyd Jowhar oo dib loo dhigay & Muran soo shaac baxay

Waxaa dib loo dhigay doorashada afar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Hirshabelle oo maanta lagu waday iney ka dhacdo magaalada Jowhar. Dib u dhaca ayaa loo sababeynayaa buuq ka markii xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeele ay u gacan qaadeen guddoomiye ku Xigeenka 1aad Siraaji Sheekh Isaaq oo lagu eedeynayo inuu ku gorgortamayo … Continue reading Doorashadii maanta ka dhici laheyd Jowhar oo dib loo dhigay & Muran soo shaac baxay